Friday, September 21st, 2018

Yaa bixiyay amarka lagu soo badbaadinayo dhalinta Somaliyed ee ku rafaadsan Liibiya?(Xog cusub)

In dib loo soo celiyo Dhalinyarada Soomaaliyeed ee ku xiran Xabsiyada dunida dacaladeeda waxay qeyb ka tahay balanqaadkii Dowladda Nabad iyo Nolol.

Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Arrimaha dibadda Soomaaliya, Mr. oo Warbaahinta kula hadlayay Garoonka diyaaradaha ee magaalada Muqdisho ayaa sheegay in soo celinta dhalinyarada Soomaaliyeed ee dalka Liibiya ay gacan weyn ka geysateen Hay’adaha UNHCR iyo Hay’adda Socdaalka Aduunka ee IOM.

Amarka dib loogu soo celinayo dhalinyarada Soomaaliya ee ku dhibaateysan dalka Liibiya ayaa waxaa bixiyay madaxweyne Farmaajo iyo Ra’iisal wasaarihiisa Kheyre.

Muhiimadda laga leeyahay dib u soo celinta dhalinyarada ayaa waxay tahay sidii ay qeyb uga noqon lahaayeen Horumarka ka socda dalka,islamarkaana u muujin lahaayeen kaalintooda.Markii Labaad oo dhalinyaro ku dhibaateysan Liibiya laga soo dejiyo magaalada Muqisho.

Nagala Soo Xiriir

radiohiiraan@gmail.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *