Qaraxyada ayaa midkood ahaa qof jaakat isku soo miidaamiyey islamarkaana Xaaladu noqotay mid keliya kala carar.

Sawirro Naxdin leh ayaa laga soo qaaday,hilbo goo go’ay Dad dhintay oo dhiig bax badan ku dhacay iyo Sawirro Meydad la isku dul saaray oo Ambalaastu qaaday.

Dhimashada la og yahay waa afar qof waxaana ku dhaawacmay 10 kale inkastoo tiro rasmi u leeyihiiin. Goob joogayaal ayaa sheegaya in dadka ugu badan ay waxyeeladu ku gaartay Maqaayada Beder,Agagaarka Hoteel Bilan,Afar irdoodka Baydhabo.