Saturday, October 20th, 2018

War deg deg ah:Alshabaab oo Weerar Culus ku Qaaday Degmada Afgooye ka…

Saraakiisha Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed Warbaahinta u xaqiijiyay in dagaalyahano ka tirsan in ay Al-Shabaab in ay soo weerareen qeybo ka mid ah Afgooye.

Taliyaha Ciidamada Booliska Afgoye ayaa  sheegay in Shabaab ay soo weerareen meel banaanka ka ah Magaalada.

Waxaa uu sheegay in dagaal socday muddo kooban uu ka dhacay meel duleedka ah Afgooye,islamarkaana ciidamada dowladda ay ka hortageen weerarkaasi.Al-Shabaab ayaa sheegtay in ay gudaha galeen degmada Afgooye,islamarkaana halkaasi ay ka waddaan weerar.

Shacabka degmada Afgooye ayaa qaati ka taagan weerarada joogtada ah ee Shabaab ku soo qaadaan degmadaasi.

Nagala Soo Xiriir

radiohiiraan@gmail.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *