Wednesday, January 23rd, 2019

WAR DEG DEG AH: Qarax Xoogan Oo Goordhaw Ka Dhacay Muqdisho+Faah faahin Hordhac Ah

Qarax xoogan ayaa abaare 5:05PM waxa uu ka dhacay Agagaarka Isgoyska Dabka Ee Degmada Waaberi,waxaana la maqlay kadib Rasaas dhaceysa

Lama oga nuuca Qaraxa,waxaana goob joogayaal ay sheegeen inay Xaaladu cakiran tahay.

Ma heyno weli Cida la beegsaday,waxaana la maqlayaa Gaadiidka Gurmadka deg dega ah Ee Ambalaasta loo yaqaano Dhawaaqooda.

Nagala Soo Xiriir

radiohiiraan@gmail.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *