Wednesday, January 23rd, 2019

Top News:Farxada Reer ingiriis iyo Murugada Reer Swden oo Keentay in Cashir loogay …..

Xulka England ayaa guul muhiim ah ka helay Sweden kulankii ka tirsanaa wareega quarter final-ka koobka Adduunka taasoo ka dhigan in 28-sano kadib ay tiigsadeen heerkii ugu fiicnaa tartanka ug weyn kubadda cagta.

Dele Alli iyo Harry Maguire ayaa laba gool dhaliyay, waxeyna aheyd markii ugu horreysay oo uu Jordan Pickford ilaashada shabaqiisa tan iyo markii uu bilowday koobka Adduunka.

Sweden: Olsen (6), Krafth (5), Lindelof (5), Granqvist (6), Augustinsson (6), Larsson (5), Ekdal (5), Forsberg (5), Claesson (6), Berg (6), Toivonen (5)

Badalka: Guidetti (5), Martin Olsson (5), Jansson (NA)

England: Pickford (9), Walker (7), Stones (7), Maguire (9), Trippier (7), Lingard (7), Henderson (7), Alli (7), Young (7), Sterling (7), Kane (7)

Badalka: Delph (NA), Dier (NA), Rashford (NA)

Nagala Soo Xiriir

radiohiiraan@gmail.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *