Sunday, June 25th, 2017

Sirta ka danbeeysa Booqashada R/Wasaare Kheeyre oo Habeenkii soo kor meera Wadooyinka Mugdisho ka…

Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Soomaaliya ayaa marka uu booqanayo waddooyinka magaalada Muqdisho si wax looga qabto ayaa taga xilli habeen ah, iyadoo dad badani ay taasi su’aallo iska weydiiyeen.

Hadaba baaritaan aan sameennay ayaa sheegeysa in ulajeedka ka dambeysa arrintan ay tahay in marnaba aan la mashquulin waddooyinka Muqdisho, maadaama maalintii shacab badan ay adeegsanayaan.

Waxaa la isla gartay in wixii kormeer waddo ah uu Ra’iisul wasaare Kheyre sameeyo xilliga habeenkii ah, islamarkaana waddooyinka aan loo xireyn.

Dad badan ayaa qaba in tani ay tahay tallaabo wanaagsan oo uu sameeyey Kheyre, habeenkii saq dhexena uu howshiisa iska wato, maalintiina shacabka ay shaqeeystaan.

Nagala Soo Xiriir

radiohiiraan@gmail.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *