Wednesday, January 23rd, 2019

Sheekh Shariif Oo War Culus Kasoo Saaray Ninkii Lagu Gubay Dhawaan Muqdisho

Madaxweynihii Hore Ee Soomaaliya Mudane Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa waxa uu ka hadlay Xaalada Amni daro ee kasoo cusboonaatay Muqdisho.

Home WARARKA Sheekh Shariif Oo War Culus Kasoo Saaray Ninkii Lagu Gubay Dhawaan Muqdisho
WARARKA
Sheekh Shariif Oo War Culus Kasoo Saaray Ninkii Lagu Gubay Dhawaan Muqdisho
September 23, 2018 0
FacebookTwitter
by Taboola Sponsored Links You May Like
Improve Your Security Monitoring & Operations. Start Here
IBM – QRadar
Madaxweynihii Hore Ee Soomaaliya Mudane Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa waxa uu ka hadlay Xaalada Amni daro ee kasoo cusboonaatay Muqdisho.

Waxa uu Mudane Shariif ka hadlay Dhacdadii gil gishay Soomaalida dhan,islamarkaana ay dad badan ka xumaadeen.

Sheekh Shariif ayaa waxa uu cambaareeyey falkaas kuna sheegay mid diinta islaamka ka baxsan.

Waxa uu Tacsi u diray Ehelka ninkii lagu dilay Degmada Yaaqshiid dhawaan Ee kadibna la gubay jirkiisa

Nagala Soo Xiriir

radiohiiraan@gmail.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *