Tuesday, January 22nd, 2019

Senterada Qaarkood Oo Jawaab Culus Siiyey Madaxweyne Xaaf & Aqalka Sare Oo Ku Biiray….

Maanta oo Arbaco ah ayaa waxa Warsaxaafadeed Soo saaray Xildhibaano Katirsan Aqalka Sare kuwaas oo Eedeyn loo jeediyey jawaab ka bixiyeen.

Xildhibaanada Cabdi Dhuxuloow Dhagdhee iyo Yuusuf Geelle Ugaas Ayaa Waxa ay been abuur ku sheegeen Eeda Kaga Timid Garabka Madaxweyne Xaaf Ee Dhuuso mareeb kusugan.

Eeda loo jeediyey waxa ay aheyd inay Xildhibaano Galmudug katirsan ku daabulayaan Cadaado,maanta ayaana Senetarada ka jawaab celiyeen dhaleecey intaas.

Nagala Soo Xiriir

radiohiiraan@gmail.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *