Saturday, December 15th, 2018

QISO XANUUN BADAN: Haweeney Soomaali ah oo ka mid ahayd Maxaabiistii Itoobiya ee lagu qabtay dagaalkii 77 (W/Q: Yusuf Garad)

Mumina oo diidday Ethiopia – Taxanaha Maxaabbiistii 77 – Qaybta Laba iyo Labaatanaad

Gabar Soomaali ah ayaa ka mid ahayd maxaabbiista ay Soomaaliya ku soo qabatay dagaalkii 1977 dhex maray Soomaaliya iyo Ethiopia.

1988 ayay labada Dowladood ee Soomaaliya iyo Ethiopia ay ku heshiiyeen qodobbo dhowr ah oo ay ka mid tahay in maxaabbiista dagaalka la sii daayo, la is weydaarsadana, ayaa la soo daayay gabadha Soomaalida ah.

Mumina ayaan magaceeda ku soo koobayaa.

Maxaabbista dagaalka lagu soo qabtay dhalashadoodu waxay ahayd Ethiopian. Waxaa wehliya Duuliye dagaal oo Cuba u dhashay iyo Mumina.

Dhammaantood waa la soo daayay. Marka laga reebo qaar diiday in lagu celiyo Ethiopia, intii kale oo dhan Dire Dawa ayaa la geeyay.

  1. Mumina waa ay diidday in la geeyo Ethiopia. Waxay tiri maxaan ka doonaa Ethiopia? Anigu Ethiopian ma ihi mana rabo in la i geeyo Ethiopia.5

Nagala Soo Xiriir

radiohiiraan@gmail.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *