Wednesday, February 21st, 2018

Neymar Oo Tababarkiisii Ugu Horeeyay La Qaatay PSG,

Naymer-(hiiraanka)-

Xiddiga reer Brazil ee Neymar ayaa markii ugu horaysay tababar la qaatay kooxdiisu cusub ee PSG tan iyo markii uu 199 Milyan ugu soo biiray kooxda.

Neymar ayaa tababar la qaatay xiddigaha kooxdiisa oo isku diyaarinaya kulankooda Furitaanka Horyaalka France oo ay ciyaari doonaan maalinta bari ah.

Xiddigan ayaa durba helay wixii uu Barcelona ka waayay taas oo ah in uu xiddiga reer Brazil ah oo ay isku dal yihiin qosolka la wadaagayay

 

Nagala Soo Xiriir

radiohiiraan@gmail.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *