Wednesday, January 23rd, 2019

Mukhtaar Roobow oo ku Wajahan Baydhabo iyo Qorshe uu kaga Dhawaaqi Doono

Waxaa saacadaha soo aadan lagu wadaa in Magaalada Baydhabo uu gaaro Musharax  Sheekh Mukhtaar Roobow Cali Abuu mansuur.

Dadka badan ayaa u diyaarsan soo dhaweynta loo sameynayo Mukhtaar Roobow,oo haatan qaban qaabadeeda laga dareemayo Gudaha Magaalada Baydhabo ee Gobalka Bay.

Sheekh Muqtaar Roobow ayaa lagu wadaa in marka uu tago Magaalada baydhabo uu ku dhawaaqo inuu yahay Musharax u taagan Qabashada Xilka Madaxweynaha Maamulka Koofur galbeed Soomaaliya.

Nagala Soo Xiriir

radiohiiraan@gmail.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *