Thursday, December 14th, 2017

Marwada Wanaagsan waxaa ay leedahay Sifoyin kaan Toosan hadii in taan laga helo marwada saxsan ayaad tahay…

 

Waan idin salamay marka hore dhamaan dad weynaha ku xeran shabakada hiiraanka.com waxana wax ka tabaneynayaa insha alaah marawada wanagsan iyo sifooyinka ay ledahay.

1: Marwada wanaagsan had iyo jeer waxay adeecda alle

 

2: Waxayna ka danbeysaa ninkeda amarada  uu faro ayeey u hogansantaa.

 

3: Asiga oo aan fasaxin meel ma aado.

 

4:Waxay gudataa wajibaadka   gurigeeda kasaran iyo caruurteda ay xanaaneysato.

 

5: Dharka wanaagsan ayeey qadataa, maqadato dharka jirkeda banaanka kenaya.

 

6: Odaygeda kuma qeyliso wax xun uma quurto in ay ku orato asiga .

 

7:Dariskeda way  ixtiraamtaa .

 

8: Canugeda hadii uu qalad soo sameyo ayada ayaa alle ku harto oo keda ayeey qaladka sartaa.

 

9: Markaste wanaaga ayeey radisaa iyo maslaxada gurigeda.

 

10:Maxamato dumarka umana hanqaltaagto dumarkale waxay ku soo aragto nolosha ay ku jirto ayeey ku qanacsan tahay hadiyo jeer waayo waxay ogtahay alle in uu uqoray nolshas.

 

Halkaas ayaan ku soo gaba gabeynaa sifooyinka marwada wanagsan waxana idin rajeynayaa aqristayasha hadii ay hayaan in ay inoo soo diri doonaan aan daabici doono insha alaaah.

 

W/Q Abuukar jaliil

Waxii su aal ama fakar aah ku so dir emailada kala ah

 

jaliil143@hotmail.com

 

hiiraanka@hotmail.com

 

 

 

 

 

 

 

Nagala Soo Xiriir

radiohiiraan@gmail.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *