Wednesday, January 23rd, 2019

Madaxweyne Waare oo Shaqooyinka Maaamul Badal mooyee waxkale aan ahayanin …

Madaxweynaha Maamulka Hirshabelle Mudane Maxamed Cabdi Waare ayaa u magacaabay Xilka Gudoomiyaha Gobolka Hiiraan Mudane Yuusuf Axmed Hagar Yuusuf Dabageed, kadib warqad ka soo baxday xafiiska Madaxweynaha Hirshabelle.

Xilkaan ayaa waxaa laga qaaday Gudoomiyihii hore ee Gobolka Hiiraan Cabdullaahi Axmed Maalin Sufurow.

Lama oga isbedelkaan deg deg ah sababta loogu sameeyay Maamulka Gobolka Hiiraan, iyadoo horay aanan loo sii hadal hayn isbedel noocaan ah.

Nagala Soo Xiriir

radiohiiraan@gmail.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *