Thursday, December 14th, 2017

Farmaajo oo U Hanjabay Maamul Gobaleedyada+Mahan in Dowlad La Lasimo…

Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdulaahi (Farmaajo) ayaa Sheegay inay Muhiim tahay in la kala Saaro awooda Dowlada Federaal-ka iyo Dowlada Gobaleedyada si loo helo awood Dowlada dhexe Xooga leh iyo Maamul Gobaleedyo Hoosyimaada.

Madaxweyne Farmaajo ayaa Tilmaamay  in Hadii ay sinmaan Awooda Dowlada Dhexe iyo tan Maamulada ay tahay in meesha ka Saaraysa Jiritaanka Macag Qaranka Soomaaliya sidaa darteedna Dowladda ay Xooga Saarayso in la Dhimo Awoodaha Maamul Gobaleedyada oo hada Tarban kula Jira Dowlada Dhexe Marka la Eego Siyaasada Dibada, Sida heshiisyada Caalamiga ah dhinacyada Dhaqaalaha iyo Amniga  iyo Maamulka Ilaha Dhaqaalaha Dalka Sida Garoomada iyo Dekedaha.

Mudane Farmaajo dhanka kale Sheegay Dowlada Fedaraal-ka Soomaaliya ay deg deg u sameynayso Ciidamo Qaran oo kale oo Dhexe gala Qabaa’ilada Dagaalamaya kuwaasi oo Dhex-dhexaadka ah Khilaafka Beelaha ee Gacanka hadalka Sababa.

Nagala Soo Xiriir

radiohiiraan@gmail.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *