Wednesday, January 23rd, 2019

Fanaanada Farxiyo Kabayare oo ku dhagan Cawaale Adan & Codad Sir ah oo laga duubay

Fanaanada Farxiyo Kabayare ayaa weerar ku qaaday fanaanka kale ee Cawaale Aadan kaas oo laga duubay Cod lagu weerarayo Fanaanada Kabayare.Muuqaal ay Facebook soo dhigtay Farxiyo Kabayare ayaa waxaa ay sheegtay in Fanaanka Cawaale Aadan uu si weyn u aflagaadeeyay.

Sidoo kale, waxaa ay soo bandhigtay codadka Fanaanka Cawaale Aadan oo caynaya iyada.

Nagala Soo Xiriir

radiohiiraan@gmail.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *