Tuesday, August 22nd, 2017

Dhageeyso Maqalka: Alshabaab oo fal aragagax leh ku dhaqmay + Hanjabaad u jeediyay shacabka….

Daawo Muuqaalka arxan laawayaasha Kooxda Alshabaab oo nabad diidka ka ah Gudaha Dalka Soomaaliya oo is mooda in ay ku Dagaalaman wado sax ah ayaa is ogeeyn diinta islaamka ku been abuuranaya oo dhiig alaah raali kahayn ku daadinaya maala yacni,

Shabaab waa cadowga Koowaad ee gudaha dalkeena qarabiyo bal eeg waxaan ma loo dul qadan karaa. Oday wayeel ah oo 82 sano jir ah ay ku dileen  goob Fagaaro ah ka dib markii uu kujiray xulashada  baarlamaanka dalka Soomaliya uu u doortay Muna key oo ah xildhibaanad ka tisan baarlamaanka dalka Soomaliya.

Riix Halkaan Ee Dhageeyso Maqalka

Nagala Soo Xiriir

radiohiiraan@gmail.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *