Thursday, December 14th, 2017

DEG DEG: Al shabaab oo weerar ku qaaday Bula burde & isgaarsiinta oo hawad laga saaray….

Wararka ka haatan naga soo gaaray Magaalada Bula burde ee gobolka Hiiraan ayaa sheegay in Al shabaab ay weerar Ku qaaday Magaalada Bula burde.

Isgaarsiinta Magaalada Bula burde ayaa hawad laga saaray ilaa iyo haddan lama oga bartilmadmeedka weerarka iyo khasaaraha ka dhashay.

Hiiraanka kala soco wixi Ku soo kordha.

Nagala Soo Xiriir

radiohiiraan@gmail.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *