Wednesday, January 23rd, 2019

Deg Deg ah:Dowlada Dalka Denmark oo ku dhawaaqday arin ka Naxisay Qaxootiga Sharciga loo diiday ka..

 

Dowlada Denmark ayaa soo saartay arin lala wada yaabay taas oo ah in qaxootiga haysta diidmada sharciga Denmark iyo dadka danbiyada gala ay geynayso jaziirad lagu magacaabo Lindholm.

Jaziiradan ayaa waxay hada Tahay meel lagu baro xayawaanada qaba cuduro kala duwan, qaxootigan sharciga haysan  iyo dadka danbiyada galay ayaa jaziiradan la gaynayaa sanadka 2021.

Xisbiga Danske Parti ee dalka Denmark ayaa yiri AJAANIBTA DIIDMADA HAYSTA IYO KUWA DEMBIGA GALAY BOOS KUMA LAHAN DALKA ILAA INTA KA CELINAYNO WAXAN U RARAYNAA AMA DAJINAYNAA JASIIRADDA LINDHOLM EE STEGE BAY, HALKAAS OO AY KU KHASBANAANAYAAN INAY JOOGAAN. BOOLIS AYAANA AFAR IYO LABATANKA SAAC WAARDIYEYN DOONA.

Lasoco arimaha Gudaha iyo Caalamka oo dhanba..

Nagala Soo Xiriir

radiohiiraan@gmail.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *