Wednesday, August 23rd, 2017

Dagaalkii oo soo xoogestay iyo Meeydad horleh oo laga Helay Goobtii ka dib markii ay soo….

Maamula Gobolada Dhexe ee Ahlusunna ayaa ku Guuleystay in ay kala qaadaan Maleeshiyaadkii ku dagaalamayay Degaanka Baanyaaleey ee Gobolka Hiiraan ee Bartamaha Soomaaliya.

Madaxa Warfaafinta Ahlusunna Muxuyadiin Cali Jimcaale Jakuula ayaa sheegay in ay kala qaadeen Maleeshiyaadkii Dagaalamay islamarkaana ay kal durjiyeen illaa 10 KM.

Sidoo kale Madaxa Warfaafinta Ahlusunna ayaa sheegay in Goobtaasi ay ka qaadeen Meydadka Lix Qof oo ku dhintay Dagaalkii ka dhacay halkaas islamarkaana lagu Wareejiyay Ehelkooda si loo aaso.

Nagala Soo Xiriir

radiohiiraan@gmail.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *