Tuesday, January 22nd, 2019

Daawo:Sadax xidigle ilaalo u ah RW Kheyre oo goor dhow isku soo sharaxay xilka madaxweyninimo ee maamulka…

Ayadoo dhawaan lagu wado in doorashada madaxtinimada maamulka Puntland kasoo isku soo sharaxayn musharixiin aad u farabadan oo kamidyihiin siyaasihiin caanka ah degaanadaas.

Home WARARKA Daawo:Sadax xidigle ilaalo u ah RW Kheyre oo goor dhow isku soo…
WARARKA
Daawo:Sadax xidigle ilaalo u ah RW Kheyre oo goor dhow isku soo sharaxay xilka madaxweyninimo ee maamulka…
September 23, 2018 0
FacebookTwitter
by Taboola Sponsored Links You May Like
Recommendations for IT Security & Risk Management Leaders
IBM – QRadar
Ayadoo dhawaan lagu wado in doorashada madaxtinimada maamulka Puntland kasoo isku soo sharaxayn musharixiin aad u farabadan oo kamidyihiin siyaasihiin caanka ah degaanadaas.

Waxa goor dhow magaalada muqdisho musharixnimadiisa oga dhawaaqay Jeeniqaar Sheekh Omar oo kamid ah saraakiisha ciidamada xoogan dalka soomaaliya gaar ahaan kuwa ilaaliyo madaxda qaranka.

Jeeniqaar Sheekh Omar ayaa haatan kamid ah saraakiisha ilaaliso ra’isulwasaare Xasan Cali Kheyre waana sadax xidigle mudo aad u dheer kujiray ciidamada xoogan dalka soomaaliya.

Nagala Soo Xiriir

radiohiiraan@gmail.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *