Wednesday, January 23rd, 2019

Daawo:Arin ambakaak kunoqotay shacabka Somaliland oo kataagneed magaalada Hargeysa laguna arkay guri kunoolyihiin…

Dhacdo noqotay hadal heynta degaanada somaliland ayaa ka taagneyd magaalada Hargeysa ee xarunta maamulka Somaliland kadib markii guri qabsatay arin aan hore loo arag.Warbaahinta Somaliland ayaa dhacdadaan maanta soo bandhigtay xili gurigaas oo qur’aan saraaye sheekha ku caanbabaxay Rusheynta waxaana oo kusheegay in arintaan tahay arin kucusub gayiga Soomaalida.Sheekh Cabdi Xaq ayaa sheegay in oo yahay jini ku cusub gayiga Soomaalida kasoo ah guri iska gubanaayo oo qof waxyeelo kasoo gaarayn waxaana ay noqotay mid hadal heyn xoogan kadhalisay degaanada Somaliland.

Nagala Soo Xiriir

radiohiiraan@gmail.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *