Tuesday, January 22nd, 2019

DAAWO: Xasan Sheekh Maxamuud Oo Si Uusan Fileyn Kismaayo Kala Kulmay & Axmed Madoobe Waxa Uu

Madaxweynihii Hore Ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa waxa uu gaaray Magaalada Kismaayo.

loogu soo dhaweeyey Garoonka Diyaaradaha Kismaayo,kadibna loo galbiyey Madaxtooyada Jubbaland Ee Kismaayo.

Waxa la sheegay in Soo dhaweynta kooban kadib uu jiri doono Kulamo gaar gaar ah oo ay yeelan doonaan Madaxda Maamulka Jubbaland.

Kulan hordhac ah ayaa waxaa yeeshay madaxweynaha Jubbaland Axmed Islaam Madoobe iyo Xasan Sheekh Maxamuud.

Waxa uu daaran yahay Socdaalkiisa Maanta mid uu ku doonayo Maamul Gobolleedyada uu ku marayo taas uu wada hadal ku doonayo inuu la sameeyo Madaxda Maamulada.

Xasan Sheekh ayaa raba inuu dib udoorasho ku yimaado si buu yiri Madaxweyne waddanka ugu soo laabto sanadka 2020-ka doorashada dhaceyso.

Nagala Soo Xiriir

radiohiiraan@gmail.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *