Wednesday, January 23rd, 2019

DAAWO: Warbixin laga diyaariyey Jaceylkii Ruqiya & Maxamed ee sababay in Nolosha lagu gubo Adeerkood

Warbixin Nolosha Wiilkii (Maxamed C/raxmaan Mukhtaar) iyo Gabadhii (Ruqiyo C/llaahi Maxamed) oo Jaceylkooda Dartiis loo gubay Adeerkood Axmed Dowlo degmada Yaaqshiid ee magaalada Muqdisho.Warbixinta waxaa diyaariyey Wariye Fu’ad Shooble Kafe oo ka tirsan SomNews TV.

Nagala Soo Xiriir

radiohiiraan@gmail.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *