Wednesday, January 23rd, 2019

DAAWO WAR DEG DEG AH: Qeyb Ka mid ah Meydka Khashoggi oo la helay, Guusha Erdogan & Trump vs Putin

Kulanti Wanaagsan, Dhamaan Akhristayaasha Hiiraanka.com kuna soo dhawaada Wararkii ugu dambeeyay ee Calamka.Qodobada ugu waa weyn waxaa ka mid ah: Xubno ka mid ah jirka Suxufigii la dilay ee Jamal Khashoggi oo la helay.

Qodobada kale waxa ka mid ah, Madaxweyne Erdogan oo Kaalinta Koowaad ka galay Shaqsiga ugu Saameynta badan Wadamada Islaamka, Maxaa ka jira in Diyaarad Dagaal oo ka timid Iran ay ka degatay Dalka Qadar ? iyo Warar kale oo Xasaasi ah.

Nagala Soo Xiriir

radiohiiraan@gmail.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *