Dad dhaawacyo ah oo dhiig ka daadanaya ayaa la arkay iyagoo ka baxsanaya goobta,meydad qaar ayaa yaalla weli Goobta ay wax ka dhaceen.

Goob joogayaal ayaa sheegaya in Gaari waxyaabaha qarxa ka buuxeen uu ismiidaamiyey,iyadoo laamaha Amniga Maamulka Koonfur Galbeed ay sheegeen in wax faah faahin ka bixin doonaan.

Qaraxyada ayaa waxa ay ka dhaceen meel aan ka fogeen Shirkada Xawaalada Dahabshiil iyo Hoteel Bilan Meel udhaxeysa welina Xaaladu waa ay cakiran tahay.