Wednesday, January 23rd, 2019

DAAWO VIDEO: Madaxweyne Farmaajo Oo Banaanka Keenay Xiriirka Itoobiya & Hanjabaadii Uu Jeediyey

Madaxweynaha Jamhuuriyada Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa wax auu ka hadlay Arimo kala duwan.Socdaalkiisii Itoobiya uu ku tegay Dhawaan,Xiriirka kala dhaxeeya Xukuumada Adis Dalka Soomaaliya,waxa ay ka aaminsanaayeen Soomaaliya iyo isbadelka dhacay.

Madaxweyne Farmaajo ayaa sheegay in Hadda uu yahay mid Soomaaliya ay Itoobiya hoos tegin dhinaca Siyaasada iyo Maamulka si maldahana u sheegay in wixii hore laga gudbay.

Kulan dhexmaray R/wasaarihii Hore Itoobiya Haila Mariam Desegln ayuu sheegay in xilka inta uusan wareejin uu ka dalbaday in fara gelinta laga daayo Soomaaliya.

Nagala Soo Xiriir

radiohiiraan@gmail.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *