Wednesday, February 21st, 2018

DAAWO VEDIO: Cali Dhaanta oo Muqdisho ku soo laabtay kana hadlay wixii ku qabsaday Kismaayo & Sunta la siiyay

Fanaanka Soomaaliyeed ee caanka ku ah Dhaanta Cali bashiir Cali Dhaant oo maanta ka soo degay gegida diyaaradaha ee magaalada Muqdisho ayaa beeniyay warar been abuur ah oo laga faafiyay.Dhaanto ayaa wax ka hor inta uusan ka soo duulin Garoonka diyaaradaha magaalada Kismaayo waxaa baraha Bulshada loo geliyay in magaalada Kismaayo lagu siiyay cunto sumeysan ka dib xaflad lagu casuumay oo uu ka qeyb galay.

Warkaasi ayaa been noqday markii uu cali dhaanto ka soo muuqday muuqaal Barta Bulshada Facebook uu soo dhigay oo uu ku beeninayo inuu la xanuunsanayo cunto sumeysan oo la siiyay.

Nagala Soo Xiriir

radiohiiraan@gmail.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *