Wednesday, May 23rd, 2018

DAAWO: Su’aashii ugu yaabka badnayd ee Sheekh Umal la waydiiyey “Nin Xaas la qabo dhacay, Kadibna ilmo ka dhalay”

Sheekh Maxamed Cabdi Umal ayaa la waydiiyey Su’aal aad u yaab badan, Taasi oo Waydiiyey Nin ku dhacay Dunuub aad u waawayn.

Ninka ayaa la sheegay inuu Nin Xaaskiisa Qaba oo la sameeyay Gogol dhaaf, Kadibna uu Markii dambe guur-saday iyadoo Leh Uurkii , Hadaba muxuu Noqonayaa Xukunkiisa iyo Weliba wiilka uu dhalay ” DAAWO JAWAABTA.

Nagala Soo Xiriir

radiohiiraan@gmail.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *