Sunday, June 25th, 2017

Daawo:- Somaliland oo Isbitaalka Guud ee Hargeysa ku Wareejisay Maandooriyaal Halis ah

Guddoomiyaha Maxkamadda Magaalada Hargeysa Axmed Dalmar Ismaaciil oo Saxafadda kula hadlay Magaalada Hargeysa ayaa sheegay in Maandooriyaal halis ah oo lagu qabtay Dad Isticmalayay islamarkaana dadka ka iibinayay in hadda lagu waereejiyay Isbitaalka Guud ee Magaalada Hargeysa.

Maandoriyahaan oo lagu Magacaabo Isbiirtada ayaa 124 Liitar,waxaana hadda lagu daweyn doonaa Bukaanada ku jira Isbitaalka Guud ee Hargeysa.

 

 

 

Image result for hargeysa

Nagala Soo Xiriir

radiohiiraan@gmail.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *