Wednesday, January 23rd, 2019

Daawo Sawirada:Fadlan Caawi Hooyo Soomaaliyeed oo 3 Caruur Mataano ah ku dhashay Mogdisho lacagtii Lagu Qalay Looheesto…

Dhool Cali Sahal oo ah Hooyo Hal mar dhashay 3 Caruur oo Mataano ah Ayaa loo heystaa Lacagtii Lagu Qalay, Maadaama ay Fool ku dhali waysay.

Hooyadan oo aan Saaka ku Booqanay Guri Cooshad ka sameysan ayaa Horay u Heysatay Caruur kale oo 3 ah, Mid kamida ayaa Agoon ah Sida naloo sheegay iyadoo ilmahaas u kala dhashay Saddex Nin.

Sadex caruur ee Mataanaha ah Aabahood ayaa guriga Isaga Tagay Sabab Duruufta heysatay la xiriirta, Maadaama uu awoodi waayey in Biilka Reerka uu Bixiyo, Hadda Meel uu jiro lama garanaayo.

Walaal kala Xiriir Telephone kaan 00252616001166 Haddii aad ka Caawin karto inaad ka bixiso Lacagta Isbitaalka looga leeyahay iyo Haddii aad Nolosheeda kale ka Caawin karto.

Walal Caawi haddii aad awoodo ama La Wadaag asxbtaada Haddii ay caaawin karaaan Mhdsnid 

Nagala Soo Xiriir

radiohiiraan@gmail.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *