Saturday, October 20th, 2018

Daawo Sawirada:Duqii hore Ee Gobolka Banaadir lagu Turkiga lagu soo dhameeyay..

Guddoomiyihii hore ee Maamulka Gobolka Banaadir Taabit Cabdi Axmed ayaa gaaray magaalada Istanbul ee dalka Turkiga.Guddoomiye Taabit ayaa waxaa magaalada Istanbuul ku soo dhoweeyay qaar ka mida jaaliaydda Soomaaliyeed, isagoo ka duulay magaalada Nairobi, waxaana la filayaa inuu booqdo bukaano Soomaaliyeed oo arrimo caafimaad u jooga Turkiga, kuwaasoo isagu damaanad qaaday kharashka ku baxay.

Nagala Soo Xiriir

radiohiiraan@gmail.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *