Monday, October 23rd, 2017

Daawo Sawirada: Mudane Farmaajo oo la Ogaaday in uu ahaan Jiray garsoore Kubadda cagta…..

Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya ka sokow inuu ahaa qurbe joog ku nool dalka Mareykanka, siiba gobolka New york degaan weynaheeda Buffalo, wuxuu la shaaciyay inuu lahaa xirfad kale.

Sawirro lagu baahiyay baraha bulshada ku xiriirto ayaa lagu sheegay in Maxamed C/llaahi Farmaajo uu leeyahay aqoon garsoore kubadda Cagta ah, isagoo ka heysta shahaado.

Riix Halkaan Ee Daawo Sawirada

 

Nagala Soo Xiriir

radiohiiraan@gmail.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *