Hiiraan Online News About Somalia » Daawo Sawirada: Dumarka Soomaaliyeed oo ka Biyo Diiday in ay Ciidamo Qortaan Ogow Sababta ka….
Thursday, August 16th, 2018

Daawo Sawirada: Dumarka Soomaaliyeed oo ka Biyo Diiday in ay Ciidamo Qortaan Ogow Sababta ka….

Daawo Sawirada ka dib markii  gabdhaha Soomaaliyeed ay ka Gaabsadeen in ay Ciidamada Dowlada ay ka Mid Noqdaan ayaa waxaa sababatay arimo la xariira gabar askariyad aheed oo mudo dheer u shaqeeyneeysay shil gaari soo Gaaray ayaa dhabarka Beeshay,

Gabadhaasi askariyada aheed Faaiza dowladane Balmo siisay ayaa si qarsoodi ah ay uga kala dhuunteen dowlada Soomaaliya, Gabadhaani ayaa colaad iyo takano xoogan ka dhalatay Halka ay u dadaaleen umada Soomaaliyeed oo Geeyay Turikaga xaalkeeda caafimad  uu noqonaya mid wanaagsan.

hadaba Dumar badan oo ku soo Biirayay ayaa dib uga day waayo waxaa ay noqotay hadaad dhawacanto adiga ayaa dhawacmay hadii aad dhimato waxaad tahay qof iska dhintay xaquuq dhan kuma lihid dowlada,

ma tahay muwaadin dhiigiisa dalka u daadinaya haa, dowlada maxay ku diiday xuquuq in ay siiso cidamada dowlada oo bishaar joogta ah ay heelaan Bulshadane ayna dhaceeynin Ciidamada Dowlada Soomaaliyeed, Yaa ka masuul ah Ciidamada Dowlada Soomaaliyeed oo Bulshada wadooyinka u galeeysa Mobilada iyo lacagta ka qadaneeysa waa suaale. Dowlada masuul kama ah ileen ma helaan Nolol maal meed Jogta ah oo lagu qanciyo ciidamada Dalka Soomaaliyeed. Hadaba Dumarka ku Biiri jiray Ciidamada Dowlada ayaa Goaan ka qaatay waxaana ay wacad ku mareen in ayna Ciidan noqoneeynin ila laga Dabiibo Faaizo wadani..

Nagala Soo Xiriir

radiohiiraan@gmail.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *