Sunday, February 17th, 2019

DAAWO: Puntland oo ku dhawaaqday waqtiga calema saarka & liiska madaxda ka qaybgelaysa

Maamulka Puntland ayaa si rasmi ah shaaca uga qaaday in munaasabadda caleema saarka madaxda cusub ee Puntland ay qabsoomi doonto 26-ka bisha January oo muddo afar maalmood ah ka dhimman tahay.
Munaasabadda caleema saarka madaxda cusub ayaa waxaa ka soo qaybgeli doona madaxdii hore ee Puntland, qaybaha bulshada, madaxda cusub, madaxweynaha Soomaaliya iyo wafti uu hogaaminayo, wafuud ka socota maamulada ka jira Soomaaliya, beesha caalamka iyo dalalka deriska la ah Soomaaliya.

Nagala Soo Xiriir

radiohiiraan@gmail.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *