Wednesday, February 21st, 2018

Daawo Muuqaalka:Xafiiska MD Farmaajo oo War Cusub kasoo saaray Shirkii Amniga ee DFS & Maamuladda

Shirka Golaha amniga ee uu hogaamiyo madaxweyne Farmaajo ayaa ka socda magaalada Muqdisho, laakiin xog dheeraad ah ayaa kasoo baxeysa qodobada shirka looga hadlayo.Madaxda maamulada iyo gobolka Banaadir ayaa shirkan ku suganaa maanta, waxaana la filayaa in mudo sedex maalin ah uu sii socdo,

War goordhow kasoo baxay waaxda warfaafinta ee xafiiska Madaxweyne Farmaajo ayaa lagu sheegay in qodobada shirkan laga filayo ay wax weyn ka badali doonaan xaalka ciidamada iyo amaanka dalka.

Nagala Soo Xiriir

radiohiiraan@gmail.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *