Saturday, October 20th, 2018

Daawo Muuqaalka:Wiil Soomaaliyeed oo ilimeeyay ka dib markii uu la Hadlay Wariye Salmaan Jamaal saciid ka..

Daawo muuqaalka Wiil Soomaaliyeed oo Tahriibayaal  lagu Heesto Dalka Liibiya ayaa la soo ban dhigay Wiilkaani oo Baahi iyo haraad haaya ayaa loo heestaa lacag Gareeysa 5 kun oo Dollar. Wiilkaan Soomaaliyeed oo Wariysi la yeeshay wariye Salmaan Jamaal sacid oo ku ooyay waxaana uu sheegay wiilkaani jir dil iyo dhibaato xoogan kala kulmay ayaa sababtay in uu la joogo Nin kii ka rabay madaxfurashada, Wiilkaani dhibanaha ah Fadlan Caawi Hadii aad awoodo,

Riix Halkaan Ee Daawo Muuqaalka

Nagala Soo Xiriir

radiohiiraan@gmail.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *