Wednesday, May 23rd, 2018

Daawo muuqaalka:Wareysi Kulul Am Maxamed Cabdi Afeey Iyo Arimaha Qaxootiga Soomaaliya

U qaabil sanaha qaramada midoobe ee qaxootiga soomaaliya Maxamed Cabdi Afeey horayna u soo nqoday wakiilka urur gobaledka IGAD oo wareysi siiyey mid kamid ah Talifashinada Soomaaliyed ayaa ka hadlay arimaha dhab ah ee ka jira Soomalaiya.Maxamed Cabdi Afeey u qaabil sanaha qaramada midoobe ee soomaaliya ayaa si gaar ah wax looga weydiiyey arimaha qaxootiga gobalka gaar ahaan qaxootiga soomaaliya.

Nagala Soo Xiriir

radiohiiraan@gmail.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *