Sunday, February 17th, 2019

Daawo Muuqaalka:uxaadaradii Cafi Walaalka Iyo Sheikh Kenyaawi Oo Ka Ilmeysiiyay Kumanaan Shacab ah

Todobaad kadib waxa si nabad galya ah kusoo idlaatay muxaaradii cafi walaalka ee sheikh Maxamed Ibraahim Kenayawi uu ku qabanayay magaalada Muqdisho taas oo horay u baaqatay kadib markii dadka u qaadiyay holkii loogu tala galay.

Muxaadarada Cafi Walaalka ee sheikh kneyaawi oo lagu qabtay garoonka kubada cagta ee Koonis ayaa waxa ka qeyb galay kumanaan shacab ah oo ka kala yimid degmooyinka Gobalka Banaadir taas oo ku dhacday si nabad galya ah.

Nagala Soo Xiriir

radiohiiraan@gmail.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *