Saturday, October 20th, 2018

Daawo Muuqaalka:Taariikhda & Xog lama filaan ah oo ku saabsan Madaxweynaha cusub ee Maxkamada Heeg Cadul-Waqi Axmed Yusuf?

Garsoore Abdulqawi Ahmed Yusuf ayaa loo doortay inuu noqdo madaxweynaha maxkamada dambiyada dagaalka ee The Heeg halkaas oo uu mudo ka ahaa madaxweyne ku xigeen.Garsooraha oo kasoo jeeda Somalia ayaa doorashadiisa waxaa ay taariikh wanaagsan u tahay dadka Soomaaliyeed.

Hadaba Maxaad ka taqaanaa Taariikhda iyo Aqoonta Garsoore Abdulqawi Ahmed Yusuf.

Nagala Soo Xiriir

radiohiiraan@gmail.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *