Friday, September 21st, 2018

Daawo Muuqaalka:Salaad Cali Jeelle oo ka dib Heshiiskii Dp World,Somaliland & Itoobiya ku taliyay Hal Arrin

Guddoomiyaha Xisbiga Midnimada iyo Dimuqraadiyada Salaad Cali Jeelle oo ka hadlay Heshiiskii Seddex geesoodka ahaa ee Maamulka Somaliland,shirkadda Dp World ay wada galeen ayaa sheegay in Heshiiskaasi wax dan ah ugu jirin Ummadda iyo Qaranimada SoomaaliySalaad Cali Jeelle ayaa sheegay in Shirkadda Dp World dan weyn ka leedahay dhulka Soomaaliya,islamarkaana ay dooneyso iney sifo aan sharci ahayn ku boobto.

Wuxuu sheegay iney muhiim tahay in Dowladda Soomaaliya Go’aan cad ka qaadato Xiriirkana loo jaro Imaaraadka Carabta,sida uu hadalka u dhigay.

Nagala Soo Xiriir

radiohiiraan@gmail.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *