Wednesday, May 23rd, 2018

Daawo Muuqaalka;Maxey isaga Mid Yihiin Farmaajo iyo Madaxweyne Maxamed Siyaad Barre (AWOOD)

Soomaaliya waxa dib kaga soo bidhaamayo nabad iyo nidaamkii dowlad nimo kadib dhowr iyo labaatan sana oo ay ku jirtay xaalad degaal waxana rejo wanaagsan laga qaba in soomaaliya ay markale dib u yeelato awoodii dowlad nimo ay lahaan jirtay.Madaxweyne sharaf iyo maamus heer caalami ah lagu soo dhaweyay waxa ugu danbeyay Madaxweynihii Soomaaliya Alle ha u naxariiste Maxamed Siyaad Barre oo marka dib u daawata aad ogaan karto fraqiga u dhaxeyo madaxda maanta iyo madaxdii waqtigaas.

In kasto soomaaliya ay madax kala duwan xilal kaso qabten waxii ka danbeyay burburkii dowladii dhexe ee soomalaaliya hadana waxa mooda ineysan jirin kaalintii dowladaha caalamka ay u hayen soomaaliya xiligii barismaadkii waqtigaas oo soomaaliya ay aheyd dowlad awood buuxda ku laheyd qaarada Africa.

Nagala Soo Xiriir

radiohiiraan@gmail.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *