Saturday, October 20th, 2018

Daawo Muuqaalka:Maxaa ka jira in Axmed Madoobe uu Sheekh Umal Dhul ka siiyay Magaalada Kismaayo ?

Sheekh Maxamed Cabdi Umal ayaa faahfaahin ka bixiyey dhul shirkad ay leeyihiin ka dhiseyso xaafad guryo casri ah.Sheekh ayaa ka hadlay warar lagu faafiyey baraha bulshada oo ku saabsan dhul bannaan oo muddo dheer ay lahaayeen shirkadooda, wuxuuna caddeeyay qaabka dhulkaasi u soo galay iyo been abuurka laga faafiyeySheekh ayaa ka hadlay warar lagu faafiyey baraha bulshada oo ku saabsan dhul bannaan oo muddo dheer ay lahaayeen shirkadooda, wuxuuna caddeeyay qaabka dhulkaasi u soo galay iyo been abuurka laga faafiyey.

Nagala Soo Xiriir

radiohiiraan@gmail.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *