Wednesday, May 23rd, 2018

Daawo Muuqaalka:Madaxda dalka Miyeey hilmaameen Faaizo wadani oo ah Gabar Soomaaliyeed askariyad xanuunsan ah ka..

Daawo Muuqaalka dhacdo xanuun badan oo gabar Soomaaliyeed  ku dhacday ayada oo ciidan ah ka dib markii ay dhabarka ka jabtay madaxda dalkane ay Been u sheegay hadane xaalkeeda caafimaad aad u liito hurdo ay ka tagtay iyo Hoyaad, Mudane farmaajo iyo R/Wasaare Kheeyre oo Balan qaad been abuur ah u sameeyay ayaa kenya ay ku hilmaameen ka dib markii loo xil saaray qof gabadhaani xaladeeda caafimaad in uu meel geeyo. Hadaba Qofka askariga ah ee dowlada u shaqeeya sidaan miyuu astaahilaa, Faaiza wadani hadii la daryeeli waayay askari kale miyaa la daryeelayaa, dhiigeeyga iyo dhacan keeyga ayaan ku beelay. Fadlan caawi waxii aad awoodo masaakiintaan alaah telkaan kala xariir +254711672591

Riix Halkaan Ee daawo muuqaalka

Nagala Soo Xiriir

radiohiiraan@gmail.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *