Sunday, June 24th, 2018

Daawo Muuqaalka:Jawaari”Shirkad iney si bareer ah Jamhuuriyadda Federaalka u Gefto Wax la qaadan karo Ma ahan”

Guddoomiyaha Baarlamaanka Maxamed Sheikh Cusmaan Jawaari ayaa sheegay in Golaha shacabka uu ka tarjumayo rabitaanka Shacabka,islamarkaana uu raali ka yahay iney baraare iyo Horumar gaaraan Shacabka Gobolada dalka.Maxamed Sheikh Osmaan Jawaar,Afhayeenka Golaha shacabka,ayaa sheegay in nidaamka Heshiiska u gashay shirkadda Dp World uu baalmarsan yahay sharciga dalka,wuxuu taabanaya badqabka dhulka Soomaaliya.

Hadalkaan Ayuu Guddoomiye Jawaari ka sheegay Golaha shacabka oo maanta kullan ay ku yeesheen Xildhibaanada Baarlamaanka oo mud fasax ku jiray.

Xildhibaanada Golaha shacabka ayaa sharcidaro ku tilmaamay heshiiskii Somaliland iyo Shirkadda Dp World ay wada galeen,waxayna meel mariyeen xeen dalka looga mamnuucayo Shirkadda Dp World.

Nagala Soo Xiriir

radiohiiraan@gmail.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *