Wednesday, May 23rd, 2018

Daawo muuqaalka:Jawaahir Baarqab oo farta ku fiiqday Guulaha waa weyn mudo 1-sano ka dib ay gaartay DF

Ururka Haweenka Gobolka Banaadir ayaa ka hadlay guulaha la gaaray mudo sano ka dib doorashadii madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo waxa ka qabsoomay balanqaadyadii uu sameeyay.Guddoomiyaha Ururka Haweenka Gobolka Banaadir Jawaahir Baarqab ayaa sheegtay in guulo la taaban karo la gaaray mudada halka sano ah ay jirto Dowladda la doortay 8-february sanadkii 2017dii.

Waxay guulaha la gaaray tusaale uga dhigtay Xukuumadda La soo magacaabay oo uu Ra’iisal wasaaraha u yahay Xasan Cali Kheyre oo ah nin fir fircoon oo howlgal ah.

Nagala Soo Xiriir

radiohiiraan@gmail.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *