Tuesday, May 22nd, 2018

Daawo Muuqaalka:Halis laga dareemayo shacabka 6-Tuulo oo ay ku muransan yihiin Gobollada Maroodi Jeex,Awdal & Saaxil

Somaliland waxaa jira deegaano Lix Tuulo ah oo ku yaalo Waqooyiga magaalada Caasimadda ah ee Hargeysa,waxaana deegaanadaasi ku muransan maamul ahaan Gobolada Maroodi Jeex,Awdal iyo Saaxil.Balse xayiraadaasi ayaa dadka dhulkaasi ku nool dhaxalsiisay iney waayaan xuquuq badan oo ay maamulka Somaliland ku lahaayeen,sida caafimaadka,Waxbarashada iyo Biyaha.

Qaar ka mid ah shacabka oo la hadlay Warbaahinta ayaa sheegay iney saameyn ku yeelatay muranka seddexda maamul,islamarkaana deegaanadaasi ay ka jiraan kala xirnaasho.

Nagala Soo Xiriir

radiohiiraan@gmail.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *