Wednesday, February 21st, 2018

Daawo Muuqaalka:Guurka Deg dega ah Faaidooyinka iyo Qasaaraha uu leeyahay ka..

Guurka waa naxariis eebe ku galadeystay Ummudda Muslimiinta ah waxayna dadka ku kala aragti duwan yihiin qaabka loo sameynayo.Hadaba sanadihii ugu danbeeyay Shacabka Soomaaliyeed ku soo badanayay “Guurka deg deg ah” oo ay sameynayaan Wiilasha iyo Gabdhaha da’da yar.

Ra’yi Uruurin sameeyay ayaa waxaa lagu ogaaday waxa keena Guurka deg deg ah iyo siday Soomaaliya shucuubta kale uga horeeyaan.

Qaar ka mid ah shacabka ayaa qaba inuu Guurka deg deg ah keeno Tecknologiyada cusub ee haatan caalamka ka hana qaatay halka dadka qaar ay qabaan iney muhiim tahay Wiilka ama Gabadha marka ay qaan gaaraanba horay ka guursadaan sidaasina nolosha ku haboon tahay.

Nagala Soo Xiriir

radiohiiraan@gmail.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *