Saturday, December 15th, 2018

Daawo Muuqaalka:Gudoomiye Cirro Oo Taageray Go’aankii Kasoo Baxay R/wasaare Kheyre ee Dp-world

Gudoomiyaha xisbiga mucaaradka Somalinad ayaa kasoo horjestay heshiiskii sadex geesodka ahaa oo ay wada gaaren Somaliland, shirkada Dp-world iyo dowlada itoobiya ee salka ku hayey balaarinta dekada magaalada berbara.Gudoomiye cisro ayaa shaaca ka qaaday inuusan taagerin heshiiskaasi maadama aan loo faah faahin bulshada isaguna horay ugu soo horjestay heshiiska shirkada Dp-world.

Nagala Soo Xiriir

radiohiiraan@gmail.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *