Wednesday, May 23rd, 2018

Daawo Muuqaalka:Guddoomiye Yariisow oo howlgelinaya Dugsiga 15-May oo furitaankiisa u xayiran yahay MD Farmaajo

Maamulka Gobolka Banaadir ayaa doonaya inuu dib u howlgelin ku sameeyo Dugsiga 15-May ee ku yaala degmada Warta Nabada ee Gobolka Banaadir.Dugsiga 15may oo ah Dugsi Waxbarasho oo taariikhi ah ayaa la rajeynayaa iney waxbarasho bilaash ah ka helaan Ardayda Soomaaliyeed si sare loogu qaado AQOONTOODA.

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Eng; C/raxmaan Cumar Osmaan Yariisow ayaa wada qorshe uu ku doonayo inuu dib ugu howlgeliyo dugsiga 15may ee degmada Warta Nabada.

Nagala Soo Xiriir

radiohiiraan@gmail.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *