Saturday, December 15th, 2018

Daawo Muuqaalka:Guddoomiye Yariisow’” 8-Maarso waa maalin na xusuusineysa ilaalinta Xuquuqda Haweenka”

Guddoomiyaha Gobolka Benaadir ahna Duqa Muqdisho Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) oo ka qeyb galay munaasabado kala duwan oo lagu xusayay maalinta caalamiga ah ee Haweenka ayaa hambalyo u direy guud ahaan haweenka Soomaaliyeed.Maalinta Haweenka dunnida ayaa inta badan xuska la qabto diiradda lagu saaraa xaquuqda haweenka isla markaana ay si weyn uga qayb qaataan ururada u dhaq dhaqaaqa xuquuqda haweenka caalamka.

Duqa Muqdisho ayaa tilmaamay in haweenka Soomaaliyeed ay door wax ku ool ah ka soo qaateen horumarka dalka, iyagoo safka horey kaga jira halganka dib-u-soo kabashada dalka, dib-u-heshiisiinta ummadda, nabadeynta, wax soo saarka iyo horumarka dhinacyadiisa kala duwan.

Nagala Soo Xiriir

radiohiiraan@gmail.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *